Xaalada Dagaalka Deegaanka Soomaalida Ee U Dhaxeya Al Shabab Iyo Liyuu Boolis

xaalada dagaalka deegaanka soomaalida ee u dhaxeya alођ
xaalada dagaalka deegaanka soomaalida ee u dhaxeya alођ

Xaalada Dagaalka Deegaanka Soomaalida Ee U Dhaxeya Alођ Haddaba todobo qodob ka ogow dagaalkan dhifka ee uu dhaxeeya al shabaab iyo liyu boolis. 1: dhulka lagu dagaalamayo. deegaanka ay ku dagaallamayaan liyuuga iyo al shabaab ayaa ku yaalla koonfurta. Bbc da oo la xiriirtay laamaha amniga ee dowlada deegaanka ayay u sheegeen in xoogagga taabacsan al shabaab lagu hereereyay aagga huluul lee degmada hargeelle gaar ahaan gol dheer.

dagaalka Itoobiya iyo xaalada deegaanka Somalida Youtube
dagaalka Itoobiya iyo xaalada deegaanka Somalida Youtube

Dagaalka Itoobiya Iyo Xaalada Deegaanka Somalida Youtube Degmooyinka ay al shabaab weli ka taliyaan, iyo waxa ku gaarka ah ayadoo haddaba wajiga labaad ee dagaalka al shabaab ay dawladda soomaaliya isu diyaarinayso, ayaa dhamaan arrimaha aan ka soo. Feer feer — wali si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo isniinti shalay ciidamada liyuu booliska dowlad deegaanka soomaalida itoobiya iyo maleeshiyo ka tirsan al shabab ku dhex maray tuulada laasqurun oo 12 km u jirta degmada feer feer ee xadka soomaaliya iyo itoobiya. Aato (caasimada online) in ka badan 10 qof oo dhinacyaddii dagaalamay ah ayaa ku dhintay tiro kalena wey ku dhaawacmeen dagaal saakay deegaanka aato ee gobolka bakool ku dhexmaray ciidamada dowladda federaalka soomaaliya iyo ciidamada liyu police ee ismaamulka soomaalida ethiopia oo dhinac ah iyo maleeshiyada ururka al shabaab. al shabaab ayaa la sheegay in weerarkan wararkii ugu dambeeyey. Mas’uuliyiinta dowlad deegaanka soomaalida ee itoobiya ayaa sheegay in ciidamada liyuu boolis ay dileen 85 kamid ah dagaalyahannada shabaab isla markaana ay ka qabsadeen deegaanno badan. ciidamada militeriga ee itoobiya ayaa ku biiray ciidanka liyuu booliska oo wado dagaal ka dhanka al shabaab.

Comments are closed.